
Shalay uun bay ahayd markii magaalada hargeysa lagu dhex arkay afadii arrimaha afrika u joogtay maraykanka jandayi farayso oo ceelka hargeysa dhex hadaafaysa,taas oo wadatay ciidan cadaan ah oo millatari cadkii maraykan ah, layaab oo layidhi raggan yaagaranaaya. Tolow ma hay adii miinadaa,maahe, ma malaa iig jibootoo ifka soo jalleecdoo Jabhadaysay baa,meeshaba lama soo dhigan habar madawbaa jixiniinyahan leh, Afadaasi eegisteedii ugu horraysay ee ay shankaroon aragto waxay ka bilowday Istaanka dayuuradaha cigaal ilaa ambasedoor,halkaas madaxda shankaroonta ay Hadhimo kula cuntay.markii la gartay inay janday tahay ayaa raga qaarkii qiiro Kacay oo yidhi aqoonsigii bay boorsada kusidaay,qaarkale ayaa yidhi cigaalbay Faataxo u maraysaa,kuwo kale waxayba ka baqdeen inay sidii ciraaq colsoo wadaan, Tuhun taraarxa wax ladarbiyaba jandaa markay hadashay waxay sheegtay in socodkeedu Ahaa bookhasho fareen oo keliya, taasoo dabataal safarkii dhawaan madaxyuubka shankaroontu ameeriska kusoo eegay. Mar ay afadani ka hadlaysay dalka Waxay tidhi waxaanu aqoonsannahay dimuquraadiyada weyn eedalkan ka hirgashay Laakiin wad kanka aqoonsigiisa afrika ayaa naga xigta. Intaa waxay raacisay in kaalmo Kuusan dalkan mushqaayad loo siin doono maadaamo uu diinta dimuqraadiga iskii u bartay.afadan ina fareeso oo la tuhunsan yahay safarkeedu inuu intaas ka sibir weynyahay
Wuxuunoon umaleeyay mirqaan cusub oo dhexmaridoona shankaroon iyo mareykanka
Habruhu ku horkaajaan.ms jandaay oo intii aanay maleegan madaarka hargeysa dhexdiisa
Waxay dhunkasho qaran dhabanada ku muudsatay koox wasiiro ah oo ilmo shankaroon ahaa,dhunkashadaas oo aan cidi kudhiman laakiin waxa dhaawaceeda la jiifa hal wasiir oo ay ku dhacday. Markaan eegay afadaas oo aad mooday in markii hore baci ku xidhnayd oo lagu yidhi shankaroonta habraha waa lagu laayaa oo ananila iyo inantii kenyaankaba loogu sheeko cabsiiyay laakiin ogaatay in habro reer dhoqoshi ahi ay argagisadiiba aayar qabteen. Tuhunkaasi inuu jirayna waxa u daliila ilaada lasocotay kasekow satalayd ayaa dusheeda taagnaa saldhigga badda jabuuti markabkooda waxa kazoo duulay diyaarado dhawr ah oo hawada gaaf wareegayay.dhanka kale waxa jirtay in ciidamada shankaroontu ay hubkooda qariyeen markii afadani joogtay sababta oo ah mareykan cusubi ma ogolaadaan cid aan iyaga aheyni hub sidato meel ay madaxdoodu joogto waxaanay yidhaahdaan waxaanu ka cabsi qabn qoryahan gaboobay ee afrikaanku sitaan ku qarxaan oo madaxda nagadilaan,sidaa awgeed anaga ayaa ilaashanaynee noodaaya.
Hadaba afadan ayaa ragbadani ilaaqeen mid baa yidhi asalkeedii hore ayuub ayuu ahaa oosheekha axmed nuux ayaa awaw u ah,kuwo kale aya yidhi waa itoobiyaanad oo habarjeclo ayay habar utahay,kuwaa yidhi waftii maraykanka tegeybaa soo guursaday, kuwa waxaabay lahaayeen waa habraha mareykanku ku yidhi orda afrikaanka ku soo ciyaara oo kamaadsada madaxdooda, kuwa yidhaahde madaegeeda ha eegane waa afo mareykan oo waa libaaxad sawaaban. Sikasta ha ahaatee inantani waxay muuqaal u tahay dunida dhedig ee soo socota taas oo aan lahey nin damboo awood sheegto.maatin keedani wuxu riyada u wanaajiyay dadban oo reer shankaroon ah, kuwaas oo yidhi inantaas la aragyaaba aqoonsigii la hel, waxa kale oo tuhun wadayaashu tibaaxeen in kii mareykan la odhan jirey geeddi soo yahay oo uu berbera degidoono kaas kadhigan doona dukaanka uu afrika darawalindoona marka uu ku dhawaaqo inuu madaxweynaha dunida yahay,madaxda wadamada kale oo dhamina aybadhisaabyo u noqonayaan taas oo hadeerba lagaadhay xiligeedii.
Hadaba hadiiba alle idmo oo ay ahaato inay shankaroontu aqoonsi hesho waxa lagaranlayahay cidda gaadhi doonta waayo degdeg bay samada ku tegeysaa dunidan danbana majecla iskii dal isu bixiya,
Dhinaca kale waxa lasheegay safarka gabadhani ka cadhaysiiy wadamo badan.taas maalin tii labaadba aydalka jabuuti u duushay halkaas oo ay markabkooda dushiisa kula kulantay boqorka jabbuuti ku horkaaja waxaa la sheegay in geele gabadhaa ku cadhooday oo ku yidhi,maxaad noogu gacan dhahaafaysaa gobollada aan caagleystay,
Taas iyana ku tidhi yaad imooday maraykan inaan ahey miyaan laguu sheegin,sory my cat.who am I,sida lagu soo waramayo shirkaa xaraanbaa lagu kala tegey.
Sabaaha jabuuti ka cadhaysiinaya waxa loo malaynayaa inay tahay hinaase dhinaca saldhigga oo ka dal doorsanaya taas iyadu jeclaan lahay in labada nin wada qabaan faransiis iyo mareykan carabtana ay la saaxiib ahaato sidaana ma ogola maraykan, oowxaabay tuhmeen in argaixisadiiba ay afka uga galeen. Waxaanay arkeen rag tererka ugu tirsanaa oo tijaar ka ah jabuuti.Walaahi karintaa hadaan laga guurin in ay Kongaliso Raysna inoogu iman.
