News

MA QALLOOCSHE

March 03, 2008 [News]

MA QALLOOCSHE A. A. Garas Madaxyuubka Shankaroonta ayaa kaga dhabeeyay hanjabaad uu dharaar hore war-boobeyaasha ku yidhi: “Waxaad barateen Madaxyuub markuu safar u baxayo iyo markuu soo noqdaba iniin sheekeeya, maanta ka dambow”. Hadalkaas oo ilaaq la moodayay ayuu kaga dhabeeyay markuu dorraad ka soo noqday Itoobiya iyo intuu qariyay. Walow afhayeenku in yar xaashi ku soo qorey, balse war-boobeyaashu ma iimaansan. Amuurta aamuska keentay ilaa haatan lama ogga sababta, laakiin qaar tuhu

Kartoon

July 01, 2008 [News]

Maqalloocshe

February 20, 2008 [News]

Gabay Geeraar unugiisa Araarta qaloocshe Malaa in dhoweydba Ishaa lama saarin Bahdii akhriyeysay Ahay kala baadnay Illow malahayne Ahay ma jeclayne Oogaan ku maqnaaye Awaare iyo koore Agoonta ka oyday Urrey boqor mooday Akhyaartii ma xiistay Ilaaqdii ma weyday Asqada shankaroonta Isniinta hadhaysay Arrooro ma yaabtay Abwaanno gorfeeya Ujeeddada muuja Akhyaartu ma weyday Nin aamusay reer gab

Shankaroon iyo Janday Farayso

February 09, 2008 [News]

eldr Shalay uun bay ahayd markii magaalada hargeysa lagu dhex arkay afadii arrimaha afrika u joogtay maraykanka jandayi farayso oo ceelka hargeysa dhex hadaafaysa,taas oo wadatay ciidan cadaan ah oo millatari cadkii maraykan ah, layaab oo layidhi raggan yaagaranaaya. Tolow ma hay adii miinadaa,maahe, ma malaa iig jibootoo ifka soo jalleecdoo Jabhadaysay baa,meeshaba lama soo dhigan habar madawbaa jixiniinyahan leh, Afadaasi eegisteedii ugu horraysay ee ay shankaroon aragto waxay ka bilowday Istaanka

Wefti uu Hogaaminayo Danjiraha SL ee Norway Kana Kooban Wakiilo Shirkado Shidaal oo u ambobaxay SL

January 31, 2008 [News]

eldr Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Danjiraha SL ee Norway Kana Kooban Wakiilo Shirkado Shidaal oo u Ambabaxay  Dalkii   Oslo(Maqalloocshe)-Waxa saaka hiirtii waaberi ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaaladan Oslo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Danjiraha Somaliland u fadhiya dalkan Norway Maxamed Maxamuud Aaden "Liilan". Weftiga uu hogaaminayo danjiruhu waxay ka kooban yihiin wakiilo ka socda shirkadaha ugu tunka waaweyn dalkan Norway. Waftigan Danjiruhu hor kacayaa

Musharrax kale oo reer Awdal ah oo caddeeyey inuu isu taagayo Musharraxa Madaxweynekuxigeenka xisbiga KULMIYE

December 23, 2007 [News]

eldr Boorame (Somaliland.org) - Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo ka tirsan siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE ayaa sheegay inuu xisbiga gudihiisa uga tartami doono Musharraxa Madaxweynekuxigeenka xisbiga KULMIYE doorashada madaxtooyada ee qorshaysan 31ka August, 2008. Musharraxnimada Mr. Cabdiraxmaan Saylici, waxa lagaga dhawaaqay xaflad maanta lagu qabtay magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal Xafladdaas oo ay ka soo qaybgaleen madaxda iyo masuuliyiinta xisbiga

DALJIRE: … Hadal Kama Dambayn - By A Geeljire

December 23, 2007 [News]

eldr DALJIRE (”…Hadal Kama Dambayn”)            By A. GeeljireDubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan yih

Madaxda ururka Qaran oo ballan ku qaaday inay ka shaqaynayaan dhismaha xisbiga KULMIYE

December 23, 2007 [News]

eldr Hargeysa (Somaliland.org) - Madaxda urur-siyaasadeedka Qaran ee xabsiga laga siidaayey ayaa caddeeyey in hadda laga bilaabo ay ka shaqaynayaan dhismaha xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE, isla markaana soo bandhigay hindisayaal ay ku abuurayaan iskaashi siyaasadeed oo dhexmara ururka Qaran iyo xisbiga KULMIYE. Guddoomiyaha ururka Qaran, Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, oo caawa ka hadlayey xaflad casho sharaf ah oo xisbiga KULMIYE u sameeyey isaga iyo labadiisa kuxigeen ee xabsiga laga siidaayey